Wefdi ballaadhan oo uu hoggaaminayey Musharrax Mohamed Ali Aw Abdi ayaa maanta ololilhii xisbiga kaga qayb galay magaalada Zaylac iyo magaalooyin kale oo xeebta ah. ( Halkan ka daawo )

Waxa Daabacay on Oct 30th, 2017 and filed under Daily Somali News. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Awdalpress – London – Shacabka magaalada Zaylac, Lawga iyo meelo kale ayaa isku soo bixii maanta ee waddani wacdaro ka muujay degaannadaa iyo guud ahaanba degaannada xeebta. Waxana ololihii maanta shacabkaa kala qayb galay musharraxa M/xigeenka Waddani mudane Mohamed ALi Aw Abdi, oo si weyn loogu soo dhaweeyey degaannada xeebta.

Awdalpress


This post has been viewed 8745 times.

Categories: Daily Somali News
Tags:

Comments are closed

Advertisement

Recently Commented

Archives by Tag

Editorial
Log in Open

/ Ahmedweli Goth by Awdalpress