Wariyayaasha caanka ah ee Mohamoud Ali Duale iyo Yonis Ali noor oo difaac adag ka galay eedaymo uu u soo jeediyey af-hayeenka xisbiga Waddani.

Waxa Daabacay on Sep 11th, 2017 and filed under Daily Somali News. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.


Image result for wariye ducaaleAwdalpress – London – Wariyayaasha Yonis Ali Noor iyo Mohamoud Ali Duale oo in ku dhaw nus qarni ka soo shaqaynayey Idaacadaha BBC, Radio Mugdisho iyo kuwa badan oo kale, sidoo kalena uu Duale ka soo shaqeeyey TVyada madaxa bannaan ee Somalida. Ayaa waxa ay eedo ka soo gaadheen af-hayeenka xisbiga Waddani Xil. Buubaa JR.

 

Duale iyo Yonis-yare oo la hadlay saxaafadda madaxa bannaan ayaa sidan isku difaacay;

 

 

Awdalpress


This post has been viewed 5240 times.

Categories: Daily Somali News
Tags:

Comments are closed

Advertisement

Recently Commented

Archives by Tag

Editorial
Log in Open

/ Ahmedweli Goth by Awdalpress