Wakhti yar ayaa doorashadii ka hadhay dadkuna aad ayey u kacsan yihiin. ( Aan Hees idiinku jiidno )

Waxa Daabacay on Nov 2nd, 2017 and filed under Daily Somali News. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Awdalpress – London – Xilliyada xaraarada mujtamacyadu ay meesha sare marayso, waxa ay ku maaweeloodaan heesaha qiirada leh, ee shucuurtooda xoojinaya.

Sidaasi daraaddeed, waxa Somaliland ay ku jirtaa marxalad kala guur, oo ay dadku u kala codaynayaan saddex Musharrax iyo saddex ku xigeen oo hoggaamin doona talada dadka iyo dalka. Xammaasadduna meel aanay weli gaadhin ayey maraysaa. Qabyaalad aad u kulul ayaana ku laban. Waxana ay marxaladdan lagu jiraa la mid tahay mid dagaal, oo aan biyo la is cabbinayn.

Awdalpress


This post has been viewed 12045 times.

Categories: Daily Somali News
Tags:

Comments are closed

Advertisement

Recently Commented

Archives by Tag

Editorial
Log in Open

/ Ahmedweli Goth by Awdalpress