Waa kuma ninka loo doortay af-hayeenka Baarlamanka Somaliland? Su’aashaasi muran ayaa ka yimid. Doorashadii saaka dhacday ee la isku hambalyeeyeyna waa waxba kama jiraan. ( Daawo warka hoose )

Waxa Daabacay on Aug 6th, 2017 and filed under Daily Somali News. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Awdalpress – London – Maanta oo ay taariikhdu tahay 06/08/2017, waxa ay golaha Baarlamanku isugu yimaaddeen u codaynta mas’uulkii qaban lahaa af-hayeenka amma guddoomiyaha golaha Baarlamka Somaliland. Xilkaasi oo uu Abdirahman Cirro usbuucan banneeyey.

Laakiin saacado kadib, waxa soo baxday khalad ka yimid tirintii codadka. Abdirahaman Talyanle ayaana goor dhaweyd siiyey war saxaafadeed, uu ku caddaynayo in uu isagu yahay ninka ku guulaystay af-hayeenka Baarlamanka Somaliland.

Awdalpress


This post has been viewed 7135 times.

Categories: Daily Somali News
Tags:

Comments are closed

Advertisement

Recently Commented

Archives by Tag

Editorial
Log in Open

/ Ahmedweli Goth by Awdalpress