Posts tagged as: Editorial

Somaliland: America’s underestimated friend, By Bashir Goth

Somaliland: America’s underestimated friend, By Bashir Goth

Awdalpress(Washington) Think about Somalia and all that jumps to mind is the image of a lawless country where extremist forces have turned it into killing fields, where people are butchered, maimed and their dignities and human rights are trampled on in the name of a mangled Islam, where piracy is a lucrative business that brings […]

C/raxmaan Boore Isagaa Dambiile ah oo Maxkamad u baahan: By Dr.Maxamed Ducaale Jibril(Fitini)

C/raxmaan Boore Isagaa Dambiile ah oo Maxkamad u baahan: By Dr.Maxamed Ducaale Jibril(Fitini)

Awdalpress(Borama) 20 March.10– Muwaadin reer Jabuuti ah oo ku sugan Boorama, magaciisana la yidhaa Dr.Maxamed Ducaale Jibril(Fitini) ayaa qoraal soo gaadhsiiyay shabakada wararka ee Awdalpress, qoraalkaas oo uu kaga jawaabayo hadalka ka soo yeedhay Ganacsade Boore, qoraalkaasi oo dhana wuxuu u qornaa sidan. Aniga oo ah muwaadin reer Jabuuti kana mid ah Aqoon yahanka u […]

Somalia iyo Somaliland midkee guul ku dhow?

Somalia iyo Somaliland midkee guul ku dhow?

Awdalpress-London-Dalkii la isku odhan jiray Somaliya waxa uu sannadkii 1990-kii la kowsaday burburkii dawladnimo ugu xumaa ee dal la kulmo, isla markaasina dhaliyey dagaallada wajiyada badan leh ee illaa iyo immiga ka holcaya caasimaddii Muqdisha iyo guud ahaanba gobollada koonfurta Somaliya. Dagaalladaasi oo ay dad badani ku naf iyo xoolaba waayeen, qaar kalena ay ku […]

Somaliland’s destiny must be determined in the broader process of resolving the bigger Somali issue – South African Minister

PRETORIA, 12 March 2010 (Awdalpress)–“Somaliland as we know it today has emerged from breaking away from the union government following independence from its colonial past. There are now three states out of Somalia namely Somalia of Mogadishu, Somalia of Djibouti and Somaliland of Hargeisa,” said South African Minister in the Presidency Collins Chabane during a […]

Madaxweyne Sh. Shariif iyo wafdigii uu hoggaaminayey oo xalay Xaflad loogu qabtay Tiyaatar ku yaalla badhtamaha London.

Qabanqaabada Xaflad aad loo soo agaasimay ayaa xalay lagu soo dhaweeyey Madaxweynaha xilligan ee Somaliya iyo wafdi uu hoggaaminayey oo dhawaan booqasho ku yimid dalkan Ingiriiska. Waxana xafladdan gacan weyn ka geystay TVga Universal iyo shakhsiyaad ay hagayeen Dawladda Fidiraalka ah ee Somaliya. Dad badanina waxa ay la yaabbanaayeen, sida qarsoodiga ah ee hawshan loo […]

ENGLISH NEWS

Log in Open

/ Ahmedweli Goth by Awdalpress