Tacsi tiiraanyo leh oo uu dirayo Aden Hassan Iman

Waxa Daabacay on Apr 17th, 2017 and filed under Daily Somali News. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN.

Aniga oo ku hadlaya magaca qoyska reer Iman, waxan halkan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaa Ex-wasiir Omer Sh. Muhumed Faarax oo wiilkiisa lagu dilay dalka Canada. Waxanan Marxuumka Ilaahay uga baryeynaa in uu Jannadii ka waraabiyo, eheladiisii iyo oo ay waalidkii ugu horreeyaanna uu samir iyo iimaan ka siiyo.

Aammiin

Aden H Iman.

USA


This post has been viewed 2110 times.

Categories: Daily Somali News
Tags:

Comments are closed

Advertisement

Recently Commented

Archives by Tag

Editorial
Log in Open

/ Ahmedweli Goth by Awdalpress