Tacsi tiiraanyo leh oo ku socota reer Xaaji Abdirahman Cilleeye.

Waxa Daabacay on Jun 12th, 2017 and filed under Daily Somali News, Tacsi. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

INNAA ILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN.

KULLU NAFUN DAA’IQATAL MAWT.

Halkan waxa tacsi tiiraanyo leh ka diraya reer Sh. Omer Goth, waxana ay u dirayaan eheladii iyo qaraabadii uu ka baxay Allaha u naxariistee, Marxuum Xaaji Abdirahman Cilleeye oo maanta ku geeriyooday magaalada Borama.

Ilaahayna waxa ay Marxuumka uga baryayaan in uu Jannadii Firdawsa ka waraabiyo.

Aaammiin


This post has been viewed 11676 times.

Categories: Daily Somali News, Tacsi
Tags:

Comments are closed

Advertisement

Recently Commented

Archives by Tag

Editorial
Log in Open

/ Ahmedweli Goth by Awdalpress