Tacsi tiiraanyo leh oo ku socota reer Sh. Muhumed Faarax.

Waxa Daabacay on Apr 16th, 2017 and filed under Daily Somali News, Tacsi. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN.

Bashir Sh. Omer Goth iyo dhammaanba reer Sh. Omer Goth (Abuubakar, Ahmedweli, Harawe, Rabia, Haashim, Hamze, Omer Diin ), Mohamoud Ducaale, Ibrahim Aw Ahmed Cabsiye iyo reerkiisa, Haji Abiib Aw Muhumed Mooge iyo dhammaanba reer Mooge, DR. Sacad Xaaji Hirsi iyo dhammaanba reer Xaaji Xirsi Cawaale, Suldan Saleebaan iyo reerkiisa, Suldaan Nur Ahmed Jibril iyo reerkiisa, Suldaan Yussuf Gasle iyo reerkiisa, Musharraxa Madaxweyne xigeenka Mohmed Ali Aw Abdi, Amb. Dahir Qalinle, Prof. Ismail Muumin, Dr. Nuh Amin Are, Wasiir Mohamed Abdillaahi Xaaji Obsiye iyo dhammaanba reer Xaaji Obsiye meel kasta oo ay joogaanba, Mohamed Sh. Taani iyo dhammaanba reer Sh. Hassan Tani, Dr. Mohamoud Aw Hassan Wacays iyo dhammaanba reer Wacays, Hassan Hussein Miiggane iyo dhammaanba reer Hussein Miiggane meel kasta oo ay joogaanba,Dr. Dayib Ibrahim Nur, Ahmed Daud ( Cali Kanooko ) iyo dhammaanba reer Daauud Geeddi, Dr. Mohamed Nuh Ali, Abdi Omer Gudaal iyo dhammaanba reer Gudaal meel kasta oo ay joogaanba, Omer Ismail Sheekh Muhumed iyo dhammaanba reer Sh. Muhumed meel kasta oo ay joogaanba, Mustafe Daud Sh. Hassan iyo dhammaanba reer Daud Sh. Hassan, Rashid Abdillaahi Qalib iyo dhammaanba reer Abdillaahi Qaalib, Abdisalaan Ilburo iyo dhammaan reer Nur meel kasta oo ay joogaanba, Mahmoud Muxumed Nuur iyo dhammaanba reer Muxumed Tuur meel kasta oo ay joogaanba, Abdirahman Abdillaahi Amin, Daahir Mohmed Cilmi ( Cilmi-dheere ), Mohamed Abdillaahi Mixile iyo dhammaanba reer Abdillaahi Mixile meel kasta oo ay jooganaba, Ibrahim Abdillaahi Mohamed iyo dhammaanba reer Geeddi meel kasta oo ayj joogaanba, Mohad Omer, Dr. Abdiraham Obsiye Geeljire, Mohamed Aden Cige, Mohamoud Daahir Bullaale, Mohamed Abdi Bade iyo dhammaanba reer Bede, Ex-Wasiir Osman Sh. Abdi, Abdirahman Omer Sh. Ahmed Garaad iyo dhammaanba reer Garaad meel kasta oo ay joogaanba, Hassan Bile Camir iyo dhammaanba reer Bile Cammir meel kasta oo ay joogaanba, Ibrahim iyo dhammaanba reer Omer Sh. Ibrahim meel kasta oo ay joogaanba, Ahmed Abdi Khalif iyo dhammaanba reer Abdi Khalif meel kasta oo ay joogaanba, Mohmed Ali Jamac iyo dhammaanba reer Ali jaamac meel kasta oo ay joogaanba, Hassan Muse Khalif iyo dhammaanba reer Khalif meel kasta oo ay joogaanba, Barre Abdi, Dr. Mohamed Osman Dhirane, Ismail Nuh Barkhad, Bashir Yussuf Mohamoud, Amb. Abiib Muuse Farah, Ali Gaasi iyo dhammaanba reer Gaas Sugaal meel ay joogaanba, Abokor Nuh, Rashid Aw Nur, Ali Sh. Omer Sh. Muuse iyo dhammaanba reer Sh. Muuse meel ay joogaanba, Abdurahman Sh.Abdillaahi Jimcale ( Abdurahman-dheere ), Abdikarim Xaaji Ibrahim iyo dhammaanba reer Xaaji Ibrahim meel kasta oo ay joogaanba, DR Abdirahman Omer Geel jire iyo dhammaanba reer Omer Geel Jire meel ay joogaanba,  Idiris Maydhane, Mohamed Hussein Hirsi iyo dhammaanba reer Hussein Hirsi meel kasta oo ay joogaanba, Caydiid Xaaji Daahir iyo dhammaanba reer Xaaji Daahir meel kasta oo ay joogaanba, Dr. Omer Ibrahim Farax iyo dhammaanba reer Ibrahim Fanax meel kasta oo ay joogaanba, Yaasiin Qalinle iyo dhammaanba reer Qalinle meel kasta oo ay joogaanba, Yussuf Jamac, Abdi Barkhad Ismail, Abdirashid Ali Agoon.

Waxa ay dadkaasi amma eheladaasi tacsi tiiraanyo leh u dirayaan reer Sh. Muhumed Faarax, oo uu maalintii shalay ahayd Marxuum Samater Omer Sheekh lagu dilay dalka Canada magaalada Toronto (geeri aad u naxdin badan ) , oo ku timid wiil da’ yar oo uu dhalay ex-wasiir Omer Sh. Muhumed Faarax ( Omeryare ).

Marxuumka Allaha u naxasiirsto, ehelkiisii oo ay waalidkiisii ugu horreeyaanna Ilaahay samir iyo Iimaan ha ka siiyo.

Aammiin

 


This post has been viewed 2260 times.

Categories: Daily Somali News, Tacsi
Tags:

Comments are closed

Advertisement

Recently Commented

Archives by Tag

Editorial
Log in Open

/ Ahmedweli Goth by Awdalpress