Tacsi tiiraanyo leh oo ku socota eheladii uu ka baxay guddoomiyihii degmada Magaala-cad.

Waxa Daabacay on Feb 8th, 2018 and filed under Daily Somali News, Tacsi. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Awdalpress – London – Aniga oo ku hadlaya magacayga iyo magaca hawl wadeennada shabakadda awdalpress.com waxa aan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa eheladii uu ka baxay Guddoomiyihii degmada magaalo-cad Marxuum Ibraahim Aw Muhumed Aw Cilmi, oo maalintii shalay ahayd geeriyooday.

 

Marxuumka oo ahaa nin qiima badan, degaankana ka soo qabtay hawlo mug leh, waxa aan Ilaahay uga baryeynaa in uu Jannadii ka waraabiyo ehelkiisii oo qoyskiisu ugu horreeyana uu Samir iyo Imaan ka siiyo.

 

Aaammiin aammiin

Ahmedweli Goth

Tifaf tiraha Awdalpess


This post has been viewed 7000 times.

Categories: Daily Somali News, Tacsi
Tags:

Comments are closed

Advertisement

Recently Commented

Archives by Tag

Editorial
Log in Open

/ Ahmedweli Goth by Awdalpress