Suldaan Hassan Hadi Baade oo caddeeyey in beelaha galbeedku ay u codayn doonaan Waddani. ( Halkan ka daawo )

Waxa Daabacay on Oct 2nd, 2017 and filed under Daily Somali News. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Awdalpress – London – Ololaha doorashada iyo hadal hayntu kuma koobna uun bari iyo gobollada dhexe, meesha ugu daran ee ay ka shidan tahay ayaa iyaguna ah gobollada galbeedka, waxana warkoodii caddeeyey salaadiin waaweyn oo uu ka mid yahay Suldaan Baade oo ka soo jeeda beelaha galbeedka.

Awdalapress


This post has been viewed 8805 times.

Categories: Daily Somali News
Tags:

Comments are closed

Advertisement

Recently Commented

Archives by Tag

Editorial
Log in Open

/ Ahmedweli Goth by Awdalpress