Soo dhaweyntii Madaxweyne Farmaajo ee Garawe oo aan loo kala hadhin. ( Bal dib u daawo )

Waxa Daabacay on Jan 10th, 2018 and filed under Daily Somali News. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Awdalpress – London – Madaxweynaha Dawladda Federaalka Somalia mudane Mohamed Abdillahi Farmaajo iyo wafdi dawladdiisa ka tirsan oo uu hoggaaminayey, ayaa dhawaan booqasho ku tagay magaalo madaxda maamul goboleedka Puntland. Halkaasi oo si milga leh loogu soo dhaweeyey.

 

Madaxweyne Farmaajo ayaa dawladda Puntland iyo shacabkuba si kalgacalo leh ugu soo dhaweeyeen Puntland, muddadii uu joogayna waxa uu wada hadallo la yeeshay madaxda dawladda ee uu ugu horreeyo Madaxweyne Abdiweli Gaas iyo xukuumaddiisa.

 

Soo dhaweyntii wafdiga oo la yaab lahayd halkan ka daawo;

 

 

Awdalpress


This post has been viewed 5360 times.

Categories: Daily Somali News
Tags:

Comments are closed

Advertisement

Recently Commented

Archives by Tag

Editorial
Log in Open

/ Ahmedweli Goth by Awdalpress