Soo dhaweyn aan intii mudda ah lagu arag gobolka Awdal ayaa lagala hor tagey Xil. Ahmed-Yaasiin Sh. Ali iyo Musharrixiinta xisbiga Kulmiye. ( Halkan ka daawo )

Waxa Daabacay on Sep 4th, 2017 and filed under Daily Somali News. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Awdalpress – London – Fagaaraha Khayriyada Borama maalintii shalay ahayd, waxa ay ahayd mid ay dadku u fadhiyeen si cidhiidhi ah, farxadda iyo sawaxanka amma mashxaradduna waxa ay ahay mid ka cod dheer Makrafoonnada codkoodu dadka dhagaha jabiyey.

 

Image may contain: sky, tree, car, grass, plant, outdoor and nature

 

Xil. Ahmed-Yassin oo aan hadalka loo tilmaamin ayaa microfoonka qaatay, waxana uu kaga qiiraysiiyey shacabkii bacadka u taagnaa….Muxuu yidhi….muxuu yidhi?

 

 

 

Image may contain: 32 people, people smiling, people standing and crowd

 

Waxa garbo siman ku soo galay madashii, hawl-wadeennada dawladda iyo xisbiga Kulmiye, oo aan ka xusi karro, Muse Biixi, Abdirahman Zaylici, Ahmed-Yaasiin iyo Abdillaahi Habbane. Madaxdu gacmaha ayey illaa kilkillooyinka is dhaafadeen si ay u dhex maraan shacabka isku jiqda ah, waxana qaylo dheer ku soo dhaweynayey dadweynihii madasha fadhiyey, taagnaa amma kanbadhuudhay. Heesaha qiira badan ayaa lagu dul tumayey, ciyaaraha dhaqan oo kooxa gaar ahi wadeen ayaa dhinacooda waday maaweeyo.

 

 

 

Awdalpress


This post has been viewed 8900 times.

Categories: Daily Somali News
Tags:

Comments are closed

Advertisement

Recently Commented

Archives by Tag

Editorial
Log in Open

/ Ahmedweli Goth by Awdalpress