Somaliland Maamulkeeda ma taqaannaa Beesha xilalka sare ugu badan? Akhri adaa yaabiye!!!!

Waxa Daabacay on Apr 8th, 2017 and filed under Daily Somali News. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Awdalpress – Hargeysa – Kadib markii aan u kuur gallay sida ay  Beelaha Somaliland ugu kala badan yihiin maamulka Somaliland, ayaa waxa noo soo baxday in Beesha Subeer Awal oo la siman beelaha Garxajis ama Makaahiil (Samarroon ) ama Habar Jeclo, ay hayaan  xilalka ugu badan ee maamulka Somaliland. Sida, Wasiirrada, W/xigeennada, Agaasimayaasha, Maareeyayaal, Taliyayaasha ciidammada, Komishannada iyo Hay’aadka kale ee dawladda.

 

Xilalka ay ka hayaan mansabyada dalka ugu sarreeya ayey noqonayaan 70%, Boqolkiiba toddobaatay marka loo eego beelaha kale ee la siman.

 

Marka aan Subeer Awal hoos uga sii dhaadhacnay, ayaa iyana waxa noo soo baxday in Beesha Ciise Muuse ay maamulka ka arradan yihiin, halka ay Sacad Muuse yihiin kuwa cid walba kaga badan. Halkan ka akhriso, xilalka ay beeshaasi sida gaar u yeelatay, ee dikireeto Madaxweyne lagu ansixiyey.

 

BEESHA SUBER AWAL xilalkan ayay ka haysaaa Somaliland:
1:Gudoomiyaha Maxkamada Sarre
2:Taliyaha Guud ee Ciidanka Milatariga
3:Wasiirka Wasaarada Arimaha dibada
4:Wasiirka wasarada Maliyada
5:Wasiirka Wasarada Cadaalada
6:Wasiirka Wasarada Beeraha
7:Wasiirka Wasarada Ganacsiga
8:Wasiirka Wasarada Warshadaha
9:Wasir dowlaha Arimaha Gudaha
10:Wasir ku xigeenka Maaliyada
11:Wasir ku xigeenka wasaarada xanaanada xoolaha
12:Afayeenka madax tooyada
13:Garyaqaanka guud ee qaranka
14:Guddoomiyaha hay’adda ka-hor-tagga aafooyinka
15:Gudoomiyaha Komishanka Maamul wanaaga
16:Gudoomiyaha Hayada Miino sarka qaranka (NDA)
17:Xoghayaha fulinta ee guddiga La dagaalanka HIV/Aids
18:Guddoomiyaha guddiga xuquuqal-insaanka
19:Gudoomiyaha ururka haweenka qaranka
20:Maareeyaha dekada berbera
21:Maareeyaha TV-ga Qaranka
22:Maareeyaha Wakalada Biyaha Hargaysa
23:Gudomiyaha Hay’ada Diwaanka Sakada
24:Maareeyaha Hay’adda Xidhiidhinta Raashinka (FCA)
25:Agaasimaha Xafiiska Samo falka
26:Agaasimaha Guud Wasaarada Warfaafinta
27:Agaasimaha Guud Wasaarada Gaashandhiga
28:Agaasimaha Guud Wasaarada Boosaha iyo Isgaadhsiinta
29:Agaasimaha Guud Wasaarada Diinta iyo Awqaafta
30:Agaasimaha Guud Wasaarada Madaxtooyada
31:Agaasimaha Guud ee Dawladaha Hoose ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha
32:Agaasimaha Guud ee  Wasarada Waxbarashada iyo Taclinta Sare
33:Agaasimaha Guud ee Wasarada Shaqada Arimaha Bulshada
34:Agaasimaha Guud ee Bankiga
35:Gudoomiye ku xigeenka Bankiga
36:Gudomiyaha Guddiga Mihnadlayasha Caafimaadka ee Qaranka
37:Ku-xigeenka Taliyaha Ciidanka Booliska.  38: 38:Talyaha Ciidanka Dabdamiska Somaliland
39:Gudoomiyaha Golaha Sarre ee Jamacada Hargaysa.
40:Maareeyaha Haamaha Shidaalka Berbera
41:Gudoomiyaha Haayada Bisha Cas.
Cajiib Caynaanshe, oo weliba ay maanta u ordayaan Madaxweyne, oo marka ay intaa iyo Madaxweyne isku darsadaan maxay samayn doonaan.

This post has been viewed 2325 times.

Categories: Daily Somali News
Tags:

Comments are closed

Advertisement

Recently Commented

Archives by Tag

Editorial
Log in Open

/ Ahmedweli Goth by Awdalpress