Shirweyne laga hadlayo amniga iyo horusocodka maamullada gobollada iyo dawladda Somalida oo goor dhaw ka furmi doona Muqdisho.

Waxa Daabacay on Feb 5th, 2018 and filed under Daily Somali News. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Awdalpress – London – Saacadaha soo socda waxa la suagyaa in uu shir weyni ka  furmo magaalada Muqdisho. Shiraasi oo looga hadlaayo Amniga Qaranka. Waxa ka wada hadli doona madaxda dowladda iyo sidoo kale kuwa maamul goboleedyada Somalia oo aanay Somaliland ku jirin.

Shirkaan ayaa waxaa Shir guddoomin doona Madaxweynaha Soomaaliya, waxaana ka qeyb gali doona Madaxda dowlad goboleedyadda.

Inta uu shirkani socdo ayaa waxa dib loo eegi doonaa waxyaabihii ka qabsoomay Shirarkii hore ee dhexmaray dowladda dhexe iyo maamulada.

Madaxda maamul goboleedyada oo uu hor kacayo Shariif ayaa ku sugan Magaalada Muqdisho intooda, waxaana wali imaan Muqdisho madaxda Jubbaland iyo Koonfur Galbeed.

Madaxweynaha Puntland Abdiweli oo shalay soo gaadhay Muqdisho ayaa sheegay in Shirkaan uu socon doona muddo laba maalmood ah.

Awdalpress


This post has been viewed 5945 times.

Categories: Daily Somali News
Tags:

Comments are closed

Advertisement

Recently Commented

Archives by Tag

Editorial
Log in Open

/ Ahmedweli Goth by Awdalpress