Shirkii Madaxweyne Siilaanyo uu u qabtay musharrixiinta doorashada ku tartamaya iyo falcelintii musharrixiinta Madaxweyne ee xisbiyada.

Waxa Daabacay on Oct 17th, 2017 and filed under Daily Somali News. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Awdalpress – London -Shir ballaadhan oo is warsi, wada tashi iyo dardaaranba isugu jiray ayaa shalay ka dhacay xarunta Madaxtooyada Somaliland, waxana shirkaa guddoominayey Madaxweynaha Somaliland mudane Ahmed Siilaanyo, waxa kale oo shirka goob joog ka ahaa, golaha wasiirrada, Taliyayaasha ciidammada, xubno ka socda golaha Baarlamanka iyo guurtida iyo golaha Komishanka doorashada.

 

Waxa madashii ka hadlay saddexda Musharrax ee u tartamaya kursiga Madaxweynenimo ee Somaliland, hadalkoodiina sidan ayuu u dhacay.

 

 

Awdalpress


This post has been viewed 7101 times.

Categories: Daily Somali News
Tags:

Comments are closed

Advertisement

Recently Commented

Archives by Tag

Editorial
Log in Open

/ Ahmedweli Goth by Awdalpress