Shir deg deg ah oo Muse Bixi isku soo hor fadhiisiyey Guddoomiyayaasha xisbiyada Mucaaridka ah iyo xukuumaddiisa oo musdabeedkiisu la socdo. ( Sawirrada ka dhex baadh Samaale )

Waxa Daabacay on Feb 5th, 2018 and filed under Daily Somali News. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Awdalpress – London – Muse Bixi ayaa markii uu ka seexan waayey shirka Garxajis iyo xuuraanka Garxajis amma colaadaha laga baqayo ama kuwa ka aloosan gobollada bariga, ayuu isugu yeeshay labada guddoomiye ee xisbiyada Mucaaridka ah, oo ah laba nin oo haddii ay dhan uga soo wada jeestaan aan hawshoodu fududayn.

 

Kulanka uu isugu yeedhay guddoomiyayaasha ee uu kula hadlayey, ayuu ka soo qayb geliyey Abdicasiis Samaale oo aan la garanayn hawl uu u hayo dawladda Muse. Warar hoosese waxa ay sheegayaan in uu hadalka qayb weyn ku lahaa, isla markaana Muse iyo ciidankiisu ay baallaha ka rifeen Cirro iyo Ina Cali Waraabe. Reer ahaan iyo qaran ahaanna loola hadlay.

 

Awdalpress


This post has been viewed 7790 times.

Categories: Daily Somali News
Tags:

Comments are closed

Advertisement

Recently Commented

Archives by Tag

Editorial
Log in Open

/ Ahmedweli Goth by Awdalpress