Sheeko la yaab leh :Sarkaal sare oo ka tirsan ciidan Muqdisho oo koox Al-Shabaab ah ku marti geliyey gurigiisa dabadeedna dawladda wargeliyey. Iyo sarkaalkii oo carruurtiisii la xidh xidhay, halkii uu abaal gud lacageed ka filanayey. ( Halkan ka daawo )

Waxa Daabacay on Oct 31st, 2017 and filed under Daily Somali News. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Awdalpress – London – Nin gaashaanle sare Ali Abdi oo ka tirsan ciidanka dawladda federaalka Somalia, ayaa soo sheegay rag hubaysan oo Al-Shabaab ah, waxana ay raggaasi waa sida uu sheegaye carar ku yimaaddeen gurigiisa, kadibna waa uu soo dhaweeyey, waxana uu ka ballan qaaday in uu magan gelin doono. Cunto iyo in ay guriga ku raaxaystaan ayaanu u fasaxay, dabadeedna waxa uu war geliyey ciidanka sirta.

Maxaa la weydiiyey, muxuuse ku jawaabay

Awdalpress


This post has been viewed 11545 times.

Categories: Daily Somali News
Tags:

Comments are closed

Advertisement

Recently Commented

Archives by Tag

Editorial
Log in Open

/ Ahmedweli Goth by Awdalpress