Roobab ka da’ay gobolka Awdal oo ay dad ku dhinteen ( Hoos ka dhegeyso )

Waxa Daabacay on Sep 8th, 2017 and filed under Daily Somali News. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Awdalpress – London – Roobab Lixaad leh oo ka da’ay degmooyinka Boorama iyo Baki ee Gobolka Awadal, ayaa inta la xaqiijiyay waxa ku dhintay 5 ruux, halka ay 4 qofna ku dhaawacmeen.

Roobabakan ayaa watay daadad iyo danab xooggan sida uu magaalada Boorame noog soo waramay wariyeha VOA Haashim Sheekh Cumar Good.

 

 

VOA


This post has been viewed 6610 times.

Categories: Daily Somali News
Tags:

Comments are closed

Advertisement

Recently Commented

Archives by Tag

Editorial
Log in Open

/ Ahmedweli Goth by Awdalpress