Qaybtii 2aad iyo Barnaamijkii xasuur-reeb oo lagu waraysanayo DR. Mohamoud Sh. Hassan Taani. ( Daawasho wacan )

Waxa Daabacay on Jan 21st, 2018 and filed under Daily Somali News, Editorial. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Awdapress – London – DR. Mohamoud Sh. Hassan Taani oo ka mid ahaa hormooddadii ururkii UFO ee xaq u dirirka ahaa, ahaana ururkii ugu horreeyey ee ka soo horjeesta dulmigii lagu hayey gobolladii Woqooyiga Somalia. Halgankaa dartiisna loo xidhay 10 sano oo xadhig adag ah.  Ayaa maanta lagu marti qaaday barnaamijka xasuus-reeb ee uu soo daawo wariye Ducale.

 

 

 

 

Awdalpress


This post has been viewed 6475 times.

Categories: Daily Somali News, Editorial
Tags:

Comments are closed

Advertisement

Recently Commented

Archives by Tag

Editorial
Log in Open

/ Ahmedweli Goth by Awdalpress