Puntland oo ku hanjabtay in haddii Somaliland sanaaduuq keento gobollada Sool iyo Sanaag ay dagaal ka xigto

Waxa Daabacay on Aug 12th, 2017 and filed under Daily Somali News. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Awdalpress – London – Wasiirka Warfaafinta Puntland Mudane Abdi Xirsi Ali Qarjab, ayaa dadka Sool iyo Sanaag ugu baaqay in aanay dawlad goboleedka Puntland oggolayn sanaaduuq kaadh qaadasho oo ay Somaliland keento gobolladaasi. Waxa kale oo digniin u dirtay xukuumadda Somaliland oo ay u sheegtay in haddii sanaaduuq la keeno ay difaaci doonto.

Hadalkii Wasiirka oo muuqaal ahna nala daawada

Awdalpress


This post has been viewed 2795 times.

Categories: Daily Somali News
Tags:

Comments are closed

Advertisement

Recently Commented

Archives by Tag

Editorial
Log in Open

/ Ahmedweli Goth by Awdalpress