Mustafe Martin oo dhawaan dawlad kaga dhawaaqay dibadda ayaa waraysi xasaasi ah bixiyey. ( Halkan ka daawo )

Waxa Daabacay on Feb 5th, 2018 and filed under Daily Somali News. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Awdalpress – London – Waxa ay ahayd dhawaan markii uu Mustafe Martin ku dhawaaqay dawlad Somaliland badbaadisa oo dibad joog ah, waxana uu sheegay in uu isagu yahay Madaxweynaha xilka haya immiga. Kadibna waxa uu qoraallo arrintaa iyo waxa kallifay ku saabsan u qaybiyey dawlado, hay’ado iyo saxaafadda.

 

Martin ayaa maanta mar kale laga daawaday shaashadaha saxaafadda xorta ah, isaga oo ka warramaya dawladdiisa. waxana uu yidhi:

 

 

 

Awdalpress


This post has been viewed 8885 times.

Categories: Daily Somali News
Tags:

Comments are closed

Advertisement

Recently Commented

Archives by Tag

Editorial
Log in Open

/ Ahmedweli Goth by Awdalpress