Musharraxa Madaxweyne ku xigeenka Waddani oo si weyn loogu soo dhaweeyey Ceerigaabo iyo qudbad waafiya oo uu u jeediyey

Waxa Daabacay on Aug 11th, 2017 and filed under Daily Somali News. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Awdalpress – London – Musharraxa M/xigeenka xisbiga Waddani Amb. Mohamed Ali Aw Abdi iyo wafdi ballaadhan oo uu hoggaaminayo ayaa si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Ceerigaabo ee gobolka Sanaag.

 

Kadibna waxa uu Musharraxa M/xigeenku meel fagaara ah kula hadlay dadweyne aad u badan oo isugu jiray waayeel, dhallin yaro rag iyo dumar leh. Hadal waafiya oo uu dadkii u jeediyeyna waxa uu yidhi:

 

 

 

 

Awdalpress


This post has been viewed 4870 times.

Categories: Daily Somali News
Tags:

Comments are closed

Advertisement

Recently Commented

Archives by Tag

Editorial
Log in Open

/ Ahmedweli Goth by Awdalpress