Muse Biixi tartan wuu ka quustay oo wuxuu rabaa in Hargiesa goob dagaal noqoto by Abdi Mustafe

Waxa Daabacay on Dec 24th, 2016 and filed under OPINION. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Muse Biixi markuu arkay in dagaal wayni kaga socdo madaxtooyada uu hadana arkay in aannu xisbiga Waddani la taratami karayn ayuu reeraha magaalada Hargiesa hantida badan ku le tusayaa in uu dagaal ka rido karo magaalada oo sidaa darteed ayuu shirqool uugu soo maleegay saraakiisha xisbiga Waddani ka tirsan. Muse ilaa iminka kamuu hadal dhagartaa dusha laga saaray. Waxa Muse furdaamin kari waayay cida xisbiga lagu wareejin lahaa haduuba soo bixi lahaa oo la leeyey nin aan Maxamed Kaahin ahayn ku wareeji. Taasina dhaka faar bay ku keentay Muse oo meel uu marayo isma oga. Waxa jirta in Wasiirka madaxtooyadu odayo beeshiisa ah uu hudheel Hargiesa ah ku hayo isla markaa in Maxamed Kaahin na odayaal jifadiisa ah hudheel kale ku hayo oo la isku mari la’yay cida xisbiga u hadhaysa. Marka arinku sidaa yahay waxa kale oo Muse u dheer in xisbiga Waddani kaga taageero badanyay Somaliland oo dhan. Dabeed Muse Biixi wuxuu u xanaaqsanyay dadka hantida badan ku haysta magaalada Hargiesa oo uu tusayaa in ay Hargiesa noqon doonto goob dagaal. Taas oo macna heedu yahay cid waliba ha ku wax waydo iyo caqligii Muse ee ciil kama koraha ahaa. Reer Hargiesa ayay u taalaa in ay Muse Biixi iska qabtaan iyo in uu ku guuleysto in uu dagaal sokeeye Hargiesa ka rido. Muse waxay u joogtaa in uu is del-delo iyo in uu Hargiesa dagaal ka rido miduun. Siyaabaha iminka xaal kiisa lagaga soo waramayana maba aha nin fayow oo laba daraale wuxuu aad iyo laxaad uugu cadhaysanyay madaxtooyada oon wax la wadin siiba Maxamoud Xaashi oo Muse kabaha ka jaraya.

Abmustafe123@gmail.com


This post has been viewed 1610 times.

Categories: OPINION
Tags:

Comments are closed

Advertisement

Recently Commented

Archives by Tag

Editorial
Log in Open

/ Ahmedweli Goth by Awdalpress