Madaxweynihii hore ee Yaman Cali Abdalla Saalax oo shalay ka hadlayey heshiis uu la galo xulafada Saudiga, oo maanta la dilay. ( Halkan ka Daawo )

Waxa Daabacay on Dec 4th, 2017 and filed under Daily Somali News. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Awdalpress – London – Marxuum Ali Abdalla Saalax oo ahaa madaxweynihii ugu muddada dheeraa ee dalka Yaman, oo shalayna laga soo wariyey in uu heshiis la galayo xulafada Saudiga. Kadib markii ay malleeshiyadiisu qabsatay magaalada Sanca inteeda badan, ayaa maanta la soo sheegay in ay malleeshiyada Xuutiyiintu gantaan la eegteen isaga oo ku jira gaadhisiisa.

Awdalpress


This post has been viewed 7140 times.

Categories: Daily Somali News
Tags:

Comments are closed

Advertisement

Recently Commented

Archives by Tag

Editorial
Log in Open

/ Ahmedweli Goth by Awdalpress