Idaacadda VOA-da oo dood adag ka diyaarisay shirkii London iyo qoraaga Bashir Goth oo ka qayb qaatay dooddaasi. ( Nala dhegeyso )

Waxa Daabacay on May 12th, 2017 and filed under Daily Somali News. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Awdalpress – London – Magaalada London ee dalka Britain, ayaa shalay lagu qabtay shir caalami ahaa oo Soomaaliya iyo beesha caalamka ay dowladda Britain ku wada marti qaadday.

Shirkan ayaa waxaa si wada jir ah u guddoominaya madaxweynaha Soomaaliya, ra’iisul wasaaraha Britain iyo xoghayaha guud ee Qarammada Midoobay Antonio Guterres.

Haddaba muhiimad intee la eg ayuu shirkani u leeyahay Soomaaliya. Waa qodobka barnaamijka faaqidaadda toddobaadka. Waxaa soo jeedinaya Xuseen Barre Aadan.

 

Awdalpress


This post has been viewed 3400 times.

Categories: Daily Somali News
Tags:

Comments are closed

Advertisement

Recently Commented

Archives by Tag

Editorial
Log in Open

/ Ahmedweli Goth by Awdalpress