Heestii dab dhaxmooday iyo hoobalkii AUN Abdi Muhumed iyo hoobaladdii Hibo-Nuura.

Waxa Daabacay on Nov 26th, 2017 and filed under Daily Somali News. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Nin haddii la doortoo
xilkii daryeeli waaya
Dab dhaxmooday weeye….

Qofkii cudur dilaayo
Dawadaa bosgiisee
Hadday dawo bukooto
Maxaa lagu dabiibaa?

Dallaalimada diintiyo
Distoorka iyo xeerkiyo
Haddii dabool la saaro
Dawo bukootay weeyi
Waa su’aal da’weynoo
Madaxa daalilaysee
Wixii lagu dabiibi
Dadweynahaa la weydiin…

Waa hees macna weyn ku fadhida, kana hadlaysa haykallada dawladnimo amma mas’uuliyad aad dad u qaaddo dardaarankeed.

Awdalpress


This post has been viewed 9290 times.

Categories: Daily Somali News
Tags:

Comments are closed

Advertisement

Recently Commented

Archives by Tag

Editorial
Log in Open

/ Ahmedweli Goth by Awdalpress