Heestii…… caqligii wanaagsani intaal in uu ka roon yahay…… oo tarjuman aan wada dhegeysanno.

Waxa Daabacay on Nov 13th, 2017 and filed under Daily Somali News. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Awdalpress – London – Maanta aan ku wada nasanno hees ay innoo qaadi doonto fannaanaddii weyneyd ee Hibo Mohamed Hoddoon. Waana heestii Gorayadu Ilmaheeda aroori bay dhigtaayoo aboodigu ku laayaa…..Shinbirtuna aroos ay ila xidhay oo ammaana ah ayey ubadkeeda seexisaa. Waa ereyadii AUN Hassan Sh. Mumin.

Heestani waxa lagu tarjumay English, waxanan idiinka soo xullay qolka kaydka heesaha.

Awdalpress


This post has been viewed 5080 times.

Categories: Daily Somali News
Tags:

Comments are closed

Advertisement

Recently Commented

Archives by Tag

Editorial
Log in Open

/ Ahmedweli Goth by Awdalpress