Hargeysa oo laga dareemay miisaanka uu Masharraxa M/Xigeenka xisbiga Waddani ku leeyahay Awdal oo Zaylici diiday. ( Halkan ka daawo )

Waxa Daabacay on Apr 10th, 2017 and filed under Daily Somali News. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Awdalpress –
Hargeysa – Shacabka gobolka Awdal oo isku diyaarinaya sidii qayb libaax uga qaadan lahaa doorashada dhici doonta sannadkan dhammaadkiisa, ayaa laga dareemayaa in ay isbeddel rabaan, una codayn doonaan xisbiga Waddani.

 

Arrintaa oo su’aal laga weydiiyey M/Xigeenka xilligan Mudane Zaylici isla markaana ah musharraxa M/Xigeen ee xisbiga Kulmiye, ayaa si jees jees ah uga jawaabay su’aashaasi, isaga oo gees isaga riixay in aanu olole badan ka samayn doonin. Maaddaama uu yahay M/Xigeenka xillagan.

 

Awdalpress


This post has been viewed 2451 times.

Categories: Daily Somali News
Tags:

Comments are closed

Advertisement

Recently Commented

Archives by Tag

Editorial
Log in Open

/ Ahmedweli Goth by Awdalpress