Gudoomiye Abdilqadir Jirde oo hadallo seef ah ku weeraray Kulmiye, kana codsaday in farriinta Bajaajku uga sido Xamar ay dadka u sheegaan. ( Daawo adaa yaabiye )

Waxa Daabacay on Nov 1st, 2017 and filed under Daily Somali News. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Awdalpress – London – Guddoomiye Abdilqadir Jire oo ololihii maanta ka hadlayey beerta xorriyadda ee Hargeysa ayaa ka dhawaajiyey arrimo xasaasi ah. Waxanu toos u weeraray wasiirkii hore arrimaha dibadda Mohamed Abdillaahi oo la sheegay in uu ka yimid magaalada Muqdisho oo uu muddo ku sugnaa.

Awdalpress


This post has been viewed 12905 times.

Categories: Daily Somali News
Tags:

Comments are closed

Advertisement

Recently Commented

Archives by Tag

Editorial
Log in Open

/ Ahmedweli Goth by Awdalpress