Guddoomiye Jirde: Qaraabo dhaw ayaan nahay Muuse Bixi, waxanse u hiilinayaa isbeddelka ay shacabka reer Somaliland rabaan..

Waxa Daabacay on May 10th, 2017 and filed under Daily Somali News. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Awdalpress – Hargeysa – Siyaasiga miisaanka culus ku leh Hargeysa Mudane Jirde ayaa ka dhawaajiyey in aanu qabyaalad iyo isu dhawaasho u hiillinayn, balse uu doonayo isbeddel dhab ah iyo dawladnimo ay Somaliland hesho.

 

Bal nala daawada.

Awdalpress


This post has been viewed 1660 times.

Categories: Daily Somali News
Tags:

Comments are closed

Advertisement

Recently Commented

Archives by Tag

Editorial
Log in Open

/ Ahmedweli Goth by Awdalpress