Guddoomiye Faysal Cali Waraabe oo markii ugu horreysey doorashadii kadib ka hadlay sidii ay doorashadii u dhacday, dhalliisha xukuumadda Siilaanyo iyo qabyaaladda.

Waxa Daabacay on Dec 6th, 2017 and filed under Daily Somali News. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Awdalpress – London – Guddoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe ayaa markii ugu horreysey doorashadii kadib sidii caadada u ahayd ka hadlay, waxa u muuqada, dhalliil uu dusha ka saaray xukuumadda Siilaanyo, qabyaaladda iyo waxa hor yaalla madaxweynaha la doortay ee Muse Bixi Cabdi.

Awdalpress


This post has been viewed 5340 times.

Categories: Daily Somali News
Tags:

Comments are closed

Advertisement

Recently Commented

Archives by Tag

Editorial
Log in Open

/ Ahmedweli Goth by Awdalpress