Guddoomiye Abdirahman A Cirro oo maanta ka qeyb galey dhegeysiga dacwadda Maxkamadda iyo aragtidiisa Musharixinta kursiga baarlamanka ku loollamaya.

Waxa Daabacay on May 3rd, 2017 and filed under Daily Somali News. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Guddoomayaha xisbiga Waddani isla markaana ah guddoomiyaha golaha Shacabka Somaliland mudane Cirro, oo maanta ka qayb galay dhegeysiga dacwad ay u xidhnaayeen saraakiil ka tirsan xisbiga Waddani. Waxa kale oo uu ka hadlay cidda beddeli doonta kursiga uu immiga ku fadhiyo ee Baarlamanka.

Nala daawada…

Awdalpress


This post has been viewed 1160 times.

Categories: Daily Somali News
Tags:

Comments are closed

Advertisement

Recently Commented

Archives by Tag

Editorial
Log in Open

/ Ahmedweli Goth by Awdalpress