Guddoomiyaha ku meel gaadhka ah ee xisbiga Waddani Mudne Abdilqadir Jirde oo waraysi qiima leh siiyey saxaafadda ( Halkan ka daawo )

Waxa Daabacay on Nov 11th, 2017 and filed under Daily Somali News. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Awdalpress – London – Mudane Jirde oo ah guddoomiyaha ku meel gaadhka ah ee xisbiga Waddani, ahna siyaasi ruug caddaa ah ayaa waxa uu saxaafadda siiyey waraysi dhinacyo badan taabanaya, oo badi ku wajahan doorashada iyo kaalinta xisbigiisu ka cayaarayo.

Ugu horreyn waxa la weydiiyey waxa uu xisbiga Waddani kaga geddisan yahay labada xisbi ee kale, waxanu kaga jawaabay….

Awdalpress


This post has been viewed 6510 times.

Categories: Daily Somali News
Tags:

Comments are closed

Advertisement

Recently Commented

Archives by Tag

Editorial
Log in Open

/ Ahmedweli Goth by Awdalpress