Guddoomiyaha Guurtida Somaliland oday Saleebaan oo la dardaarmay musharrixiinta xisbiyada Somaliland ee Tartamaya.

Waxa Daabacay on Oct 18th, 2017 and filed under Daily Somali News. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Awdalpress – London – Guddoomiyaha Golaha guurtida Somaliland oday Saleebaan oo ka mid ahaa madaxdii ka qayb gashay shirkii uu Madaxweyne Siilaanyo u goglay musharrixiinta tartamaysa, ayaa isla musharrixiinta kula dardaarmay in ay si gobanima leh u tartamaan, mudanaha ku guulaystana u hanneeyaan.

Awdalpress


This post has been viewed 6571 times.

Categories: Daily Somali News
Tags:

Comments are closed

Advertisement

Recently Commented

Archives by Tag

Editorial
Log in Open

/ Ahmedweli Goth by Awdalpress