Ganacsatada Somaliland oo ka digay dhibaatada dhaqaale ee sicir bararku ku hayo safirka Dollarka iyo SAAD-ka oo isna laga baqayo in ay dhibi soo food saarto.saa

Waxa Daabacay on Jan 10th, 2017 and filed under Daily Somali News. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.


Awdalpress – London – Dalka Jamhuuriyadda Somaliland oo ay xilligan isugu biirtay dhibaato abaareed, khal khal siyaasadeed, qabyaalad iyo sicir barar laga dollarka, waxana ay ganacasatada Somaliland eedo arrimahaa u soo jeediyaan xukuumadda Somaliland.

 

Dhinca kale waxa isna cabsi laga qabaa in habka casriga ah ee Somaliland aadka looga isticmaalo ee la yidhaa SAAD-ka ay dad badani su’aalo isku weydiinayaan sida lagu aammini karo. Haddii khal khal ku dhacana ay dad badani ku waayi doonaan lacago qayral caadi ah.

 

 

Awdalpress


This post has been viewed 895 times.

Categories: Daily Somali News
Tags:

Comments are closed

Advertisement

Recently Commented

Archives by Tag

Editorial
Log in Open

/ Ahmedweli Goth by Awdalpress