FADUMO SICIID: Waddii halbawlaha Hargeysa u ahayd oo dhismayaal ka socdaan.

Waxa Daabacay on Jan 16th, 2018 and filed under Daily Somali News. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Awdalpress – London – Fadumo Siciid oo ah la taliyaha guddoomiyaha xisbiga Waddani oo ka hadashay dariiq halbawla ah oo la dhisanayo iyo maamulka degmada illaa ka qaranka oo aan waxba ka qaban karin. Hadalkeeda waxa ku jiray xataa Muse Bixi ayaan la dhegeysanayn oo aan wax ka qaban karin.

Awdalpress


This post has been viewed 7210 times.

Categories: Daily Somali News
Tags:

Comments are closed

Advertisement

Recently Commented

Archives by Tag

Editorial
Log in Open

/ Ahmedweli Goth by Awdalpress