Dr. Mohamed Biixi Yonis oo ka mid ah haldoorka xisbiga Waddani ayaa aad u iftiimiyey sababta aan marnaba lagu dooranayn xisbiga Kulmiye. ( Bal nala dhageysta )

Waxa Daabacay on Oct 31st, 2017 and filed under Daily Somali News. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Awdalpress – London – Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Somaliland Dr. Mohamed Biixi Yonis immigana aad ugu ololeeya xisbiga Waddani, ayaa daaha ka fayday sababta aanu xisbiga Kulmiye marna u mudnayn in ay shacabku doortaan. Sidoo kale waxa uu daaqadda kala baxay Muse Bixi Abdi oo ah musharraxa xisbiga Kulmiye.

Dr. Bixi oo ah nin meel sare ka gaadhay shaqada UNta iyo African Bank, ayaa ah nin wax badan og, una eg nin garan kara hoggaanka maanta hagi kara Somaliland.

Awdalpress


This post has been viewed 11155 times.

Categories: Daily Somali News
Tags:

Comments are closed

Advertisement

Recently Commented

Archives by Tag

Editorial
Log in Open

/ Ahmedweli Goth by Awdalpress