Dhallinta Somaliyeed ee ku barbaartay qurbaha reer galbeedka iyo sida ay ula qabsadeen ilbaxnimada dhulkaa jirta. Maanta waxan idiin soo bandhigaynaa bandhigyo kala geddisan oo ay ka mid yihiin quruxda gabdhaha Somaliyeed. ( Nala daawo )

Waxa Daabacay on Aug 9th, 2017 and filed under Daily Somali News. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Awdalpress – Londo – Faallo uma baahna, waayo qof wal oo somaliyeed maanta waa ka warqabaa sida ay Somalida qurbuhu ula qabsatay dhulka ay tageen. Dhallinta weli dhulkii ku danbaysa ee dhoofka hiigsanaysaana ha arkeen in aanay arrini ahayn sida ay moodayaan. Hadda, way jiraan in yar oo weli dhaqankii iyo diintii aad u haysata oo guul ku gaadhay. Nala daawada muuqaalladan:

Bal nala daawada gabdhaha aad kor ku daawanayseen oo VOA afka Somaliga lagu waraystay.

Dhinaca heesaha gabdhaha Somaliyeed waa kuwo cod macaan. Weliba marka ay English ka ku heesayaan, shimbiraha ayaa is taaga. Bal gadhan Amaal nala dhgeysta

Awdalpress


This post has been viewed 5930 times.

Categories: Daily Somali News
Tags:

Comments are closed

Advertisement

Recently Commented

Archives by Tag

Editorial
Log in Open

/ Ahmedweli Goth by Awdalpress