CIRRO: Xisbiga Kulmiye markii uu galbeed joogay hadda, waxa uu yidhi xisbiyada kale galbeed waa ku marti.

Waxa Daabacay on Sep 11th, 2017 and filed under Daily Somali News. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Awdalpress – London – Wafdi ballaadhan oo ay hoggaaminayaan musharrixiinta Madaxweyne iyo M/xigeen xisbiga Waddani, ayaa maanta booqasho ku tegey degmada Sallaxlay. Halkaasi oo dadweyne aad u tiro badani ay si ballaadhan ugu soo dhaweeyeen.

 

Mudane Cirro oo dadweynaha meel fagaara ah kala hadlay, ayaa si farxad leh ula hadlay shacabkii tirada badnaa, ee bacadka u taagnaa soo dhaweynta wafdiga, waxanu yidhi:

 

 

 

 

Awdalpress


This post has been viewed 6030 times.

Categories: Daily Somali News
Tags:

Comments are closed

Advertisement

Recently Commented

Archives by Tag

Editorial
Log in Open

/ Ahmedweli Goth by Awdalpress