Category archives for: Tacsi

Tacsi ku socota Musharax Maxamed Cali oo hooyadii Borama Lagu Aasay

Innaa lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun Dhamaan hawlwadeenada shabakada Awdalpress waxay tacsi u dirayaan qoyska Reer Cali Aw Cabdi oo hooyadood Caasha Cabdi C/laahi Lagu Aasay maanta Magaalada Borama. Si gaar ah waxaan u tacsiyadaynaynaa musharax Maxamed Cali Aw Cabdi ilaahay Samir iyo iimaan ha inaga siiyo geerida marxuumada, ilaahayna janadii fardawsa haka waraabiyo Aamiiinnnn

Tribute to Ambassador Mohamed Sh. Hassan Nuuriye in pictures

Tribute to Ambassador Mohamed Sh. Hassan Nuuriye in pictures

TAARIIKH NOLOLEEDKII AMB. MAXAMED SHEIKH XASAN NUURIYE. Inaa lilaahi wa inaa ilaahi raajicuun Waxaa maanta ku geeriyooday magaalada Borama ee xarunta Gobolka Awdal Eebe Naxariistii Jano haka waraabiyee Danjire Maxamed Sh. Xassan Nuuriye , Marxuumku waxa uu ku dhashay tuulo u dhaw magaalada gabiley Oo lagu magacaabo Caro-baraar, isaga oo yar ayaa waxay Qoyskoodu u […]

A small tribute in pictures to our friend and classmate Abdirahman Mohamoud Muse (Quraab)

A small tribute in pictures to our friend and classmate Abdirahman Mohamoud Muse (Quraab)

We the flowing friends and classmates of Abdirahman Mohamoud wish ALLAH’s blessings to him and to our other Friends in these memorable photos 1. Ismail Abdi Sugal 2. Hassan Aaye 3. mohamed Hassan Dari 4. Dahir Nur Obsiye 5. Abdillah Omar Qadi 6. Abdi Omar Bille 7. Khalid Mohamed Mubarak 8. Abdiwahab Sayid Osman from […]

Tacsi ku socota Maxamed Aw Nuur iyo Dhamaan qoyska reer Xaaji Nuur

Innaa lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun Anaga oo ka tiiraayaysan geerida naxdinta leh eye ku timid Hooyo Khadiija warsame mixile waxaan tacsi u diraynaa Saaxiibkayo Maxamed Xaaji Nuur Muxumed Madar iyo Dhamaan qoyska reer Xaaji Nuur Muxumed oo hooyadood maanta Lagu Aasay Magaalada Boorama, ilaahay ha u naxariisto oo janadii haka waraabiyo Aamiin, qoyskii iyo […]

Taariikh nololeedkii marxuum C/raxmaan Maxamud Muuse (Cabdiquraab)

Noloshii iyo Waxbarashadiisii. Cabdiraxmaan Maxamuud Muuse waxa uu ku dhashay magaalada Boorama sanadkii 1949 kii, waxaanu dugsigii hoose dhexe ku qatay degmada Boorama, halka uu dugsiga sarena kaga baxay iskuulka la yidhaahdo Faarax oomaar 1968kii oo ku yaala magaalada Hargaysa,waxaanu jaamacada Ummada gaar ahaan kuliyada Lafoole ee tababarka macalimiinta ka qalin jabiyey 1974 isaga oo […]

ENGLISH NEWS

Log in Open

/ Ahmedweli Goth by Awdalpress