Category archives for: OPINION

Shirkii SNM ay yeelato kii ugu adkaa ee Muse Bixi shir-guddoominayey laguna doortay AUN Abdirahman Ahmed Ali. ( Halkan ka daawo )

Mudane Biixi waa musharraxa Madaxweyne ee xilligane, waa waaya arag colaad iyo nabadba u soo joogay, oo maanta cimrina tirsaday. Waxana uu maanta doonayaa in uu hoggaanka u qabto dalka Somaliland, oo uu ku leeyahay taariikh togan iyo mid taban labadaba. Waana nin xilkaa hoggaanka dalka qaban kara, weliba ka tegi kara taariikh lagu xasuusto. […]

Guusha xisbiga Waddani ee galbeedka Somaliland iyo dareenka taageerayaasha Kulmiye ay ka qabaan.

Awdalpress – London – Soo dhaweyn milgo iyo miisaan leh ayaa dadka gobollada galbeedku ku qaabileen wafdigii laxaadka lahaa ee xisbiga Waddani, ee ay hoggaaminayeen Musharrixiinta Abdirahman Cirro iyo Amb. Mohamed Ali Aw Abdi. Soo dhaweynta ayaa ka soo bilaabantay degmada Dilla illaa Boramana. Waxana muddadii saddexda casho ahayd ee ay wafdigu ku nugnaayeen Borama […]

Daawo: Madaxda Dhaqanka Awdal oo Tacsi u diray Ehelada dadkii lagu laayay Hawaday, M/weynaha DDSI ku Amaanay sidii uu uga hawlgalay Dilkii Foosha Xumaa ee Ganacsatada Jaadka Oromiya ugu Xasuuqday Deegaanka HAWADAY

Madaxda Dhaqanka Awdal oo ku Hambalyeeyay M/weynaha DDSI sidii uu uga hawlgalay Dilkii Foosha Xumaa ee Ganacsatada Jaadka Oromiya uGu Xasuuqday Deegaanka HAWADAY…

Dood xasaasi ah oo lagu lafa guray Barnaamij Siyaasadeedka xisbiga Kulmiye. ( Daawasho wanaagsan )

Awdalpress – London – Barnaamijka lagu magacaabo Kaalinta Dadweynaha ee aalaaba ka baxa Kalsan TV ayaa habeenkii xalay lagu faaqiday Barnaamij Siyaasadeedka xisbiga Kulmiye. Dooddan waxa ka qayb galay Ahmedweli Goth oo inta badan si dhex dhexaad ah uga faallooda arrimaha Siyaasadeed ee Somaliland iyo Somalia. Sidoo kale waxa barnaamijka ka qayb galay Mohamed Raabe […]

Africa’s democracy outgrows foreign preaching by Bashir Goth, Special to Gulf News

Kenyan polls is the first time that an African court invalidated the vote won by a sitting president based on the merits of the constitution and election law       Gulf News, 13 Sept. 2017- For as long as anyone can remember, it has been the western world dictating the norms of democracy to Africa and […]

ENGLISH NEWS

Log in Open

/ Ahmedweli Goth by Awdalpress