Category archives for: multimedia

Fannaanka codka macaan ee Nimcaan Hillaac oo la sheegayo in uu London iman doono dhawaan, ma qaadi doonaa heestan la yaabka leh ee uu Suudan kaga yaabsaday.

Awdalpress – London – Fannaanka Niman Hillaac oo codkiisu yahay mid mucjisa ah, ayaa aad uga yaabsaday laba gabdhood oo ku waraystay Television ku yaalla Ummu Durmaan mise Kharduum ( Suudaan ). Niman oo uu TVgaasi Suudaan live u waraystay, ayey gabadhii waraysanaysey ka dalbatay in uu hees u qaado daawadayaasha TVga. Mar kaliya ayaa […]

Khataraha Dahsoon ee Somaliland ku soo fool leh waa Siyaasad Monopoly ah oo kooto ah iyo Ganacsi Monopoly ah oo isku lamaan . Qalinkii A/rahman fidhinle UK

Goorma ayuu tamarinayaa geedi-socodkii Dimuqraadiga ahaa ee curdinka ahaa ee Somaliland ku naaloonaysay mudada dheer ? Mise Dimuqraadiyada Somaliland waa mid silan oo sidkan oo  Beeleysan?  Hadii laga xoroobi waayo curfiga reernimada ku dhisan , Somaliland waxay weligeed ku jiri doontaa Salow, Saluug iyo sariigasho oo saqaafaha ayaa laysula bixi doonaa. Qabyaalada qaawan ee Gaws-danbeedka lagu qabsaday waxay […]

Shirkada Telesom oo Abaalmarino gudoonsiisay macaamiisha Borama

Shirkada Telesom oo Abaalmarino gudoonsiisay macaamiisha Borama

Shirkada isgaadhsiinta ee Telesom ayaa gudoonsiisay Abaalmarino macaamiisha shirkadu ku leedahay caasimada gobolka Awdal Ee Boorama halkan hoose ka daawo Sida xafladaasi u dhacday…

Qolka kaydka heesaha waxa aan maanta idiinka soo xullay! HEEE

Waa codkii Hodan Abdirahman iyo heestii macaanayd ee ahayd! Waa heestee? nagula raaxayso….. Awdalpress

Hees cusub oo la yaab leh, oo uu qaadayo Abdisalaan Cabsiye ( Wajaale )….innaba caadi maaha.

Heella maalka la hollin waayey ee aadka looga jecel yahay masraxa, codkiisa macaanna looga daba dhacay…waa Abdisalaane…..ayaa immiga daawaha innooga soo qaaday heestan….Adiga ayaa u magac bixin….Innaba caadi maaha….innaba caadi maaha, nala daawada. Gabadha dhageysata ama daawata way ilmayn, waayo waa ta uu Abdisalaan tilmaamayo…..Halkuu heesta ku tumay? ma England iyo daaraha casriga ah ee […]

ENGLISH NEWS

Log in Open

/ Ahmedweli Goth by Awdalpress