Category archives for: Education

Aabbe aan maanta kaaga sheekeeyo nolol aad waalid iigu ahayd, balse aan kala qarsoonayn, ( Qaybtii 2aad )

Aabbe wax kale maahee, waxan yara xasuustay, dhacdooyin marka aan kaaga sheekeeyo aad ila dareemi doonto. Laakiin wixii aan kuu sheegi lahaaba ma garanayo meel aan kaaga billaabo. Inkasta oo wax kasta oo I soo maray amma inna soo marayba ay I wada hor yaallaan. Oo dhinaca aan ka bilaabaaba uu bilow fiican ii noqonayo. […]

XUBINTA CAAFIMAADKA: Cudurka Sonkorta ( diabetes ), sababta keenta, sida loo garto iyo sida loo daweeyo.

Qoraalkani waa mid faa’iido badani ku duugan tahay, sidaasi daraaddeed waxa muhiim ah in aad si fiican uga bogato. Waxa uu si faah faahsan uga warramaya, cudurka loo yaqaan Sonkorta ( diabetes ) iyo sababaha keena, calaamaadka lagu garto, noocyadiisa iyo sida loo daaweeyo.   Waxa jira dad badan oo aan qabin, balse u haysta […]

Aabbe aan maanta kaaga sheekeeyo nolol aad waalid iigu tahay, balse aan kala qarsoonnahay. ( Qaybtii 1aad )

    Afeef     Sheekadani, waa mid ka mid ah dhacdooyinka runta ah ee ka dhex dhaca qoysaska, Somalida, Carabta, Afrikaanka iyo shucuubta caalamka kale ee ku nool qurbahan reer Galbeedka, gaar ahaan Yurub, America, Australia iyo meelo kale.   Qisadani kuma salaysna siyaasad, bulsho gaar ah ama dad gaar ah. Ujeeddo gaarna ma […]

Dhacdadii naxdinta iyo argaggaxa lahayd ee ka dhacday Manchester iyo xaalka dalka Britain ee ku wajahan Muslimiinta. ( A Goth )

Waxan muddo ku dhaw 18 sano ku noolahay dalka Britain, intii aan ku noolaa aniga iyo reerkaygu maalinna lammaannaan kulmin wax dhib ah, ammaan darro ah amma cabsi ah. Xataa ayaamaha adag ee dalku wajaho duruufaha argaggixiso ee tan Manchester oo kale ah, ee Muslimiinta loo tiriyo ma aragno dhib iyo wax la mid ah. […]

Tixo uu Bashir Goth u tiriyey Aabbihii Balwada Abdi-sinimoo iyo tix kale oo badxidhan la yidhaa.

Bashir oo ah qoraa ka faallooda dhacdooyinka dunida, ayaa ah abwaan tiriya gabayo, geerraarro iyo heeso qiimo leh, waxana ka mid ah labadan tixood ee ka warramaha laba marxaladood oo kala geddisan, bal nala dhegeysta. Awdalpress

ENGLISH NEWS

Log in Open

/ Ahmedweli Goth by Awdalpress