Category archives for: Editorial

Daawo: Mid ka mid ah Wasiirada Afmiishaarnimada xilalka dawladnimo Siilaanyo uGu dhiibtay oo shacab Abaar iyo darxumo la liita maaweelo uga dhigay kaftan, halkii deeq la gaadhsiin lahaa

Daawo: Mid ka mid ah Wasiirada Afmiishaarnimada xilalka dawladnimo Siilaanyo uGu dhiibtay oo shacab Abaar iyo darxumo la liita maaweelo uga dhigay kaftan, halkii deeq la gaadhsiin lahaa..

Xukuumada Cusub ee R/Wasaare Khayre ku dhawaaqi doonaa haday ka bedelnaan weydo kuwii hore isbedel ma keenayso ?

Xukuumada Cusub ee R/Wasaare Khayre ku dhawaaqi doonaa haday ka bedelnaan weydo kuwii hore isbedel ma keenayso ?

Maalmahan waxaa laga dhursagayaa oo si weyn loogu dhegtaagayaa ku dhawaaqista golaha wasiirada cusub ee uu soo saari doono R/wasaare Khayre, xukuumadan cusub ee ku timid doorashada golaha shacabka Soomaaliyee oo loo yaqaan xukuumada isbedeldoonka, waa mid rajo fiican gelaisay shacabka soomaaliyeed oo mudo 26 sano la soo kacaa kufaysay dagaalo sokeeye iyo kuwo kooxo […]

Taariikhda nololeed ee allahaa unaxariiste Generaal Maxamed Rooble Goobaale

Taariikhda nololeed ee allahaa unaxariiste Generaal Maxamed Rooble Goobaale Allahaa u naxariistee Generaal Maxamed Rooble Jimcaale Goobaale waxaa uu ku dhashay degmada Xarardheere ee gobalka Mudug sanadkii 1956di wuxuuna isla halkaasi ka galay dugsigii quraanka kariimka oo uu ku dhamaystay, Isla gobalka Mudug ayuu marxuub Generaal Goobaale ku dhamaystay dugsiga hoose dhexe,kadibna wuxuu usoo wareegay […]

Somalis embrace new president as a sign of hope

People expect Farmajo to take the nation back to the days when it was cited as an example of democracy and good governance in Africa Somalia’s President Mohamed Abdullahi Mohamed, also known as Farmajo, attends his inauguration ceremony in Mogadishu, Somalia Wednesday, Feb. 22, 2017. Somalia’s new leader, who also holds U.S. citizenship, was inaugurated […]

TELESOM GROUP OO NUS MALYUUN DOLLAR UGU DEEQDAY GUDIGA TAAKULEYNTA ABAARAHA EE HEER QARAN

TELESOM GROUP OO NUS MALYUUN DOLLAR UGU DEEQDAY GUDIGA TAAKULEYNTA ABAARAHA EE HEER QARAN “Adeega ZAAD oo Noqoday Ganacsadihii Ugu Deeqdda BadanaaTaakuleynta Abaaraha” Shirkadda Isgaadhsiinta casriga ah ee Telesom ayaa maanta ugu deeqday taakulaynta abaaraha abaaraha baahsan ee saameeyey Goboladda Somaliland taas oo ahayd Deeq dii ugu badnayd ee lagu wareejiyo gudiga abaaraha , lacagtan […]

ENGLISH NEWS

Log in Open

/ Ahmedweli Goth by Awdalpress