Category archives for: Daily Somali News

Maareeyihii hore ee TVga qaranka oo ku dhaggan xilkii uu wasiirka war-faafinta Somaliland ka qaaday iyo Wasiirka oo arrintaasi ka hadlay.

Awdalpress – London – Maareeyihii hore ee TVga qaranka Khadar Cakule oo u labbisan sida culimada danbe amma Yamaniyiinta ayaa maalmahan mar kaliya laga daawaday shaashadaha gudbiya wararka muuqaallada ah, waxana uu daaddifeeyey xil ka qaadistii uu Wasiirka Warfaafinta Somaliland xilka ka qaaday, waxana uu mudane Cakule ku andacooday in aanu Wasiirku xaq u lahayn […]

Maanta waxan u baahannahay in aan hees macaan oo kuwa 2018 ka soo baxay ku yara nasanno, waase ayo codadka macaan ee aan maanta idiin soo xullay. ( Daawasho wacan )

Awdalpress – London – Heesta aan maanta idiin soo xullay oo ah hees jacayl ah iyo amuuro kale isugu jirta, laguna jilayo goob aad u qurux badan ayaa ka mid ah heesaha sida weyn loo daawaday sannadkan 2018ka, waana heesaha soo baxay 2018. Tolwo maxay ka hadlaysaa?     Dhinaca kale waxa laga yaabaa in […]

Qarammada Midoobay oo soo bandhigtay qorshe dagaallada Suuriya ka socda xabbad joojin bani’aadnimo lagu sameeyo intii muddo ah.

Awdalpress – London – Xarunta Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa waxa la socda dedaallo xoogan oo diblomaasiyadeed, kuwaasi oo lagu doonayo in uu goluhu ka soo saaro qaraar ku baaqaya in xabbad joojin bani’aadanimo laga dhaqan geliyo dalka Suuriya. Maalintii Khamiistii cod bixin loo qaadi lahaa arintan ayaa muddo saacado ah la hakiyey, markii […]

Qaraxii shalay ka dhacay hotelka ku yaalla ex-FIAT ee Muqdisho oo sababay 30 dhimasho ah

Awdalpress – London – Wararka illaa immiga naga soo gaadhay dhiilladii qaraxyada ayaa la sheegayaa in dhimashada guud ahaan lagu qiyaasay in ay gaadhay 30 ruux, kadib markii habeenkii xalay magaalada Muqdisho ka dhacday qarax laba ah iyo is rasaaseyn xalay. Dadka ku dhintay weerarradan ayaa isugu jiray, dad rayid ah, askar iyo xoogag ka tirsanaa […]

Madaxweyne Muse Bixi oo shalay degireeto Madaxweyne ku magacaabay mas’uulkii ugu horreyey ee ka soo jeeda degaanka Dilla iyo nawaaxigeeda, waa kuma

Awdalpress – London –  Madaxweyne Muse Bixi iyo M/xigeen Abdirahman Zaylici ayaa shalay qaatay go’aan ah in Ex-Wasiir Osman Sh. Abdi Sh. Mohumed uu noqdo Maareeyaha Wakaaladda Waddooyinka Somaliland. Hay’addaasi oo miisaan weyn leh, kana mid ah hay’adaha xisbiga Kulmiye uu isha ku hayey, ee uu ummadda ugu ballan qaaday in ay waddooyinka iyo jidadka […]

ENGLISH NEWS

Log in Open

/ Ahmedweli Goth by Awdalpress