Boqor Osman Mohamoud ( Buur-Madaw ) oo hoosta ka xarriiqay in beeshiisu ay meesha u dan ah wada mari doonto, balse aanay qaybsami doonin….meesha ay u codayn doonaan ee Buur-madaw sheegay waa halkee? ( Daawo )

Waxa Daabacay on Oct 2nd, 2017 and filed under Daily Somali News. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Awdalpress – London – Borqor Osman Buur-madaw, oo ka hadlay shirkii beesha Biciide ee ka dhacay bari, ayaa hadal ballaadhan oo uu shirkaa ka soo jeediyey waxa uu hoosta ka xarriiqay in ay beesha HJ ay doorashada meel keliya wada mari doonto, waxana ay mari doontaa ayuu yidhi, meesha u danta ah. Balse aanay qaybsamayn.

Horena waxa uu goob fagaaraha kaga dhawaaqay in ay beeshiisa Habar Jeclo aanay ka leexanay isbahaysigii Jeegaanta, codkooduna uu yahay Muuse, ayna gudi doonaan abaalkii lagu lahaa.

Awdalpress


This post has been viewed 6486 times.

Categories: Daily Somali News
Tags:

Comments are closed

Advertisement

Recently Commented

Archives by Tag

Editorial
Log in Open

/ Ahmedweli Goth by Awdalpress