Barnaamijka Kaalinta dadweynaha oo ka baxa Kalsan TV ayaa lagu faaqiday muranka ka dhex aloosan xildhibaannada Somaliland. ( Halkan ka daawo )

Waxa Daabacay on Aug 13th, 2017 and filed under Daily Somali News, OPINION. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Awdalpress – London – Barnaamijka aalaaba maalinta Sabtida ka baxa Kalsan TV ee lagu magacaabo Kaalinta dadweynaha, ayaa waxa maanta marti ku ahaa Ahmedweli Goth oo wax ka qora arrimaha siyaasadda geeska iyo gaar ahaan ta Somaliland. Isla markaana tifaf tire u ah shabakadda awdalpress.com. Barnaamika oo lagu soo qaatay muranka xoogga badan ee ka dhex aloosan xildhibaannada Baarlamanka Somaliland ee qaybsamay, ayaa ahaa mid xasaasi ah, waxana uu barnaamijku u dhacay sidan ee nala daawo:

Awdalpress


This post has been viewed 8416 times.

Categories: Daily Somali News, OPINION
Tags:

Comments are closed

Advertisement

Recently Commented

Archives by Tag

Editorial
Log in Open

/ Ahmedweli Goth by Awdalpress