Barnaamijka dareenka shacabka ee ka baxa HCTV oo lagu lafa guray doorashadii Somaliland ( Halkan ka daawo )

Waxa Daabacay on Nov 15th, 2017 and filed under Daily Somali News. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Awdalpress – London – Barnaamijka dareenka shacabka ee aalaaba uu daadihiyo wariye Durraan Shirwac ayaa habeenkii xalay ahaa lagu lafa guray guud ahaanba sawirka ka muuqday doorashadii Somaliland ka dhacday 13/11/2017.

Dadka falanqayntan lagu casuumay in ay qayb ka qaataan waxa ay kala ahaayeen Ahmedweli Goth, Nur Jamac ( Nuur Daalacay ), Mahamoud Omer Sh. Ibrahim iyo Abdi Ali Daakir.

 

 

Awdalpress


This post has been viewed 5905 times.

Categories: Daily Somali News
Tags:

Comments are closed

Advertisement

Recently Commented

Archives by Tag

Editorial
Log in Open

/ Ahmedweli Goth by Awdalpress