Author Archive:

Madaxweynihii hore ee Yaman Cali Abdalla Saalax oo shalay ka hadlayey heshiis uu la galo xulafada Saudiga, oo maanta la dilay. ( Halkan ka Daawo )

Awdalpress – London – Marxuum Ali Abdalla Saalax oo ahaa madaxweynihii ugu muddada dheeraa ee dalka Yaman, oo shalayna laga soo wariyey in uu heshiis la galayo xulafada Saudiga. Kadib markii ay malleeshiyadiisu qabsatay magaalada Sanca inteeda badan, ayaa maanta la soo sheegay in ay malleeshiyada Xuutiyiintu gantaan la eegteen isaga oo ku jira gaadhisiisa. […]

Mustafe Mohamed ( Martin ) oo hurgufaya cadhadii uu ka qaaday doorashadii ka dhacday Somaliland iyo aqoon darrida ka haysta qabaa’ilka Somaliland wada dega. ( Daawo adaa fajiciye )

Awdalpress – London – Mustafe Mohamed oo ku magac dheer Martin aalaaba ka hadla arrimaha Somaliland, ayaa maanta waxa uu eegayaa saamaynta qabiil ee ay doorashadii Somaliland ku yeelan doonto shacabka iyo maamulka. Iyo sida ay mustaqbalka qabiilooyinka Somaliland u kala xoog badnaan doonaan. Inkasta oo markii aan dhageysannay aan ku aragnay dhalliilo aan xaqiiqo […]

Ra’iisal Wasaare Khayre oo hadal qiima badan ujeediyey shacabka Muqdisho. ( Halkan ka daawo adaa yaabiye )

Awdalpress – London – Ra’iisal Wasaaraha dalka Somaliya Mudane Khayre ayaa mar uu la ka hadlayey fagaare ay ku kulmeed mas’uuliyiinta dawladda, qaybaha kala duwan ee bulshada iyo ururrada bulshada Somaliyeed ayaa waxa uu dadkii fagaaraha isugu yimid u jeediyey hadal qiima leh, oo aad loogu guuxay, waxana hadalkiisii ka mid ahaa: Awdalpress

Dood xiisa leh oo ay dulucdeedu ahayd, Maxaan ku weyney wiilasheennii? Oo ka dhacday Toronto. ( Nala daawo )

Awdalpress – London – Dadka Somalida ah ee u soo qaxay dalalka reer Galbeedka, ayaa waxa soo wajahay cabsi iyo war-war kaga yimid da’yartii ku barbaartay dalalka USA, Canada, UK, Sweden, Norway, Talyaaniga, Germany iyo kuwo kale.   Cabsidani oo marba marka ka danbaysa sii kordhaysa, ayaa ah mid lagu dilay da’yar badan oo Somali […]

Madaxweyne Farmaajo oo maanta furay shir heer caalami ah oo goor dhaweyd ka furmay Muqdisho.

Awdalpress – London – Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta furay shirka wajigii labaad ee kulankii bishii May, sanadkan ka dhacay magaalada London oo lagaga hadlayey xaaladda Soomaaliya. Shirkan oo uu shir guddoominaayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Somalia Mudane Maxamed Farmaajo, ayaa waxa ka qeyb gelay, Madaxda Dowlad gobolleedyada, Xubno ka socda Beesha […]

Advertisement

Recently Commented

Archives by Tag

Editorial

ENGLISH NEWS

Log in Open

/ Ahmedweli Goth by Awdalpress