Author Archive:

Dagaal qadhaadh oo dhimasho badan iyo dhaawacba keenay ayaa beelaha Biciido iyo Sacad Yonis ku dhex maray degaanka Dararweyne.

Awdapress – London – Wararka ka imanaya jiidaha bariga ee uu dagaalku ka dhex qarxay labada beelood ee Sacad Yonis ( Habar Yoonis ) iyo beesha Biciido ( Habar Jeclo ), ayaa la sheegayaa in uu dagaalkaasi sababay dhimasho iyo dhaawac aad u badan.  Goor dhaweydna waxa ciidanka Somaliland u suurta galay in ay labada […]

Gud. Abdirahman Cirro iyo Amb. Mohamed Ali oo maanta booqasho ku tegey degmada Dilla. ( Bal nala Daawo )

Awdalpress – London – Guddoomiyaha xisbiga Waddani Mudane Abdirahman Abdillaahi Ciro iyo Masharrixii jagada M/xigeen Mudane Mohamed Ali iyo Wafdi ay hoggaaminayeen ayaa maanta booqasho sharafeed ku tegey degmada Dilla. Hadal gaaban oo uu guddoomiyuhu halkaa ka jeediyeyna, waxa uu ku sheegay in ay uga mahadnaqayaan sidii walaaltinnimada lahayd ee ay uga qayb qaateen, halgankii […]

Qaybtii 2aad iyo Barnaamijkii xasuur-reeb oo lagu waraysanayo DR. Mohamoud Sh. Hassan Taani. ( Daawasho wacan )

Awdapress – London – DR. Mohamoud Sh. Hassan Taani oo ka mid ahaa hormooddadii ururkii UFO ee xaq u dirirka ahaa, ahaana ururkii ugu horreeyey ee ka soo horjeesta dulmigii lagu hayey gobolladii Woqooyiga Somalia. Halgankaa dartiisna loo xidhay 10 sano oo xadhig adag ah.  Ayaa maanta lagu marti qaaday barnaamijka xasuus-reeb ee uu soo […]

Madaxweyne Farmaajo oo xilkii ka qaaday guddoomiyihii Muqdisho, mas’uul cusubna u magacaabay xilkaasi.

Awdalpress – London – Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa goor dhawayd wareegto uu soo saaray ku magacaabay guddoomiyaha cusub ee gobolka Banaadir, isaga oo u magacaabay Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisoow oo horay u ahaan jiray Wasiirka Warfaafinta. Waxa kale oo uu dhammaanba xilalkii gobolka Banaadir ka qaaday mas’uuliyiintii hayay xilalka Guddoomiye ku-xigeenada iyo Xoghayaha Guud […]

M/weynaha DDSI CMC iyo Wafti Isugu Jira Heer Faderaal Iyo Heer Deegaan Oo Xadhiga Ka Jaray Jaamacada Qabridahar iyo Wararkii u dambeeyay ee weftiga M/weynaha DDSI

Awdalpress(Qabridahar) 19 Jan, 2018–Xaflad si qurux badan loo soo agaasimay oo xadhiga lagaga jaray jaamacada qabridahar oo ay ka soo qaybgaleen Madaxwaynaaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar, wasiirka wasaarada waxbarashada JDFI dr Dilaaye Gete, wasiiru dawlaha wasaarada waxbarashada JDFI ee dhinaca waxbarashada sare Dr Sameel  kiflemadaxwaynaha jaamacada qabridahar mudane Dr yuusuf maxamed masuliyiin isugu jira […]

ENGLISH NEWS

Log in Open

/ Ahmedweli Goth by Awdalpress